News
The soon-to-be established Puntland naval base in Las Qoray will strengthen Puntland’s capacity to combat piracy, terrorist networks and illegal charcoal trafficking.
Kooxo mileeeshiyo beeleed ah oo hubeysan ayaa muddo dhawr cisho ah haysta xarumaha adeegyada bulshada ee degmada Godob-Jiiraan ee gobolka… Sii akhri ...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo degaanka Hadhwanaag oo ka tirsan degmada Boocame ee Gobolka Sool Shir kula… Sii akhri ...
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay jeediyay khudbad ku saabsan Xuska sannad-guuradii 27 ee ka soo wareegtay ...
Wararka ka imaanaya gobolka Raas Casayr ee Puntland ayaa sheegaya in saddex kalluumeysato ah lagu la’ yahay xeebaha degaanka Tooxin… Sii akhri ...
Shirka Horumarinta gobolka Mudug, oo ay si wadajir ah u qabteen mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo haldoorka gobolka ayaa maanta ka furmay Gaalkacyo. Shirkan waxaa si weyn loogaga hadlay qorshayaasha ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo qaban-qaabiyaasha Shirka Horumarinta Gobolka Mudug oo xalay soo saaray Warsaxaafadeed wadajir ah ayaa shaaciyay in uu maanta oo Khamiis ah furmayo Shirkaasi, kaddib ...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka socda Hay’adda Socdaalka Adduunka ee (IOM) oo ay hoggaaminayso Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda IOM, ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda Puntland, Axmed Jaamac Jawle oo saaka looga yeeray xarunta Maxkamadda Rafcaanka G/Bari ee magaalada Boosaaso ayaa sida la xaqiijiyay ku imaan waayay wakhtigii ...
Baarlamaanka Puntland oo maanta soo saaray go’aan gole ayaa si adag u cambaareeyay faragelinta ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku hayso Gobollada Sanaag iyo Haylaan, taasi oo sababtay xasilooni ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results